Himiladeena (Our Mission)
Himiladeenu waa inaan ganacsiyada yar iyo kuwa waaweynba siino xalal digital ah oo fudud, la isku halayn karo, isla markaana waqti iyo kharashba badbaadiya.

Himiladeena (Our Mission)
Himiladeenu waa inaan ganacsiyada yar iyo kuwa waaweynba siino xalal digital ah oo fudud, la isku halayn karo, isla markaana waqti iyo kharashba badbaadiya.

In SahalCode noqoto company hormuud u ah teknoolojiyadda Afrika, kuna caan baxda tayo, kalsooni, iyo adeeg hufan.
Waxaan bixinaa adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
✅ System Maintenance & Updates
✅ Samaynta Website-yo casri ah (WordPress & Custom)
✅ Web & Mobile Application Development
✅ UI/UX Design
✅ IT Consulting & Technical Support
Frequently Asked Questions
Khibrad iyo aqoon sare
Design qurux badan oo casri ah
Adeeg macmiil oo degdeg ah
Qiimo jaban oo la awoodi karo
Kalsooni iyo daacadnimo

Nala Soo Xiriir (Contact Us)
📧 Email:sahalcode.com
🌐 Website: info@sahalcode.com